Muhubo Qaymaa oo hidaha iyo dhaqanka kusoo bandhigtay kulankii jaaliyada Melbourne Jan 26.

Muxubo Qaymaa ayaa qayb ka ahayd shirkii Jaalilyada Soomaliyda ee Melbourne ee dhacay 26 January. Sidii caadada u aheyd ee lagu yiqiinay waxay kusoo bandhigtay wax soo saarkeedii farsaxan ee hidaha iyo dhaqanka. waraysi ayaan layeelanay .
Share