Musiibooyinka dabiiciga ah oo kalifaad culus yeeshay sanadkii 2022.

Natural disasters in Australia Source: AAP
Musiibooyinka dabiiciga ah ayaa dhaqaalaha qaranka kalifaad culus saaray sanadkii na dhaafay, iyadoo sanadkan ay jiraan ifafaalooyin tusaya iney culaysyadii sanadkii hore ay soo noqon karaan.
Share