Watch FIFA World Cup 2026™ LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Muxubo oo aqal Soomali sida loo dhiso haween baraysaa

Muh Prese 2.jpg

Muxubo Qaymaa, oo dumar baraysa sida loo falgiyo (sameeyo) agabka lagu dhiso aqal-Soomaaliga. Aqal dhisan iyo sidoo kale barida falginta agabka lagu dhiso aqalka ayey koox haweena ku baraysay bandhig-farshaxaneed hidaha iyo dhaqanka, oo ka dhacay magaalada Melbourne, Australia.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now