Golaha Qaran ee Imamada Australia ayaa dhawaan warbixin ay soo saareen waxay ku sheegeen in digaaga lagu qalo kawaanada qaarkood aysan xalaal ahayn maadaama digaagu dhintay ka hor inta aan la qalin. Go'aanka Imaamada ayaa waxaa ka hor yimid urur kale oo ay Muslimiintu leeyihiin.
Muxuu yahay muranka hilibka xalaalka Australia?
Share





