Fariin uu bartiisa twitterka ku qoray Gary Lininker ayaa muran wayn ka dhalisay dalka UK. BBC ayaa shaqada ka fariisisay ninkan hore u ahaa cayaaryow caan ah haddana falanqeeya cayaaraha.
Muxuu yahay muranka uu dhaliyay Gary Lineker?
Share

Muxuu yahay muranka uu dhaliyay Gary Lineker?