Natiijada doorashada Australia iyo siyaasadaha saamaynta xoogan ku leh
Doorashada bari 21/05/22 Australia loo dareerayo ayaan si cad u muuqan dhinac si fudud ugu guulaysan kara labada xisbi ee ku loolamaya hogaanka. Balse waxaa jira siyaasado soo jireena oo saameyn ku yeesha doorashada natiijadeeda.
Published 20 May 2022 at 7:59pm
Source: SBS
Share