Koox cusub oo looga dhawaaqay baarlamaanka Soomaaliya
Radio Muqdisho Source: Radio Muqdisho
Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay samaysteen koox cusub. Kooxdan ayaa waxaa hogaaminaya xildhibaan cabdirashiid Xidig.
Share