Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa qabsaday shirkoodii u horeeyay
VOA Source: VOA
Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa qabsaday shirkoodii u horeeyay kadib markuu baarlamaanku ansixiyay. Waxay ka hadleen arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin abaarta aafasay qaybo badan oo ka mid ah dalka iyo amaanka.
Share