SKIP TO MAIN CONTENT

New Zealand oo qaxootiga Australia dejinaysa dalkeeda

Rallygoers protest during the Evacuate Manus and Nauru Protest - 'Five Years Too Long, 12 Deaths Too Many' Protest at Town Hall in Sydney on Saturday, July 21, 2018. Refugee Action Coalition (RAC) Sydney organised a protest against mandatory offshore dete
Source: AAP

Dawlada Australia iyo NZ ayaa kala saxiixday heshiis ay NZ ku qaadanayso 150 qaxooti ah oo ku sugan xeryaha dibadda ee Australia. NZ ayaa 2013 Australia ku casuuntay inay diyaar u tahay qaadashada qaxootigaas haddii Australia ogolaato. Guud ahaan 450 qaxooti ah ayay NZ qaadanaysaa 3 sano ee soo socda.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Dawlada Australia iyo NZ ayaa kala saxiixday heshiis ay NZ ku qaadanayso 150 qaxooti ah oo ku sugan xeryaha dibadda ee Australia. NZ ayaa 2013 Australia ku casuuntay inay diyaar u tahay qaadashada qaxootigaas haddii Australia ogolaato. Guud ahaan 450 qaxooti ah ayay NZ qaadanaysaa 3 sano ee soo socda.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now