Nin qaxooti ah oo dowlada Australia maxkamad la tiigsanaya.

Mostafa Azimitabar, Kurdish, Kranian Refugee

Source: SBS

Mostafa Azimitabar, oo ah nin qaxooti ah, kana soo Jeeda qawmiyada Kurdishka ee Iiraan ku nool, ayaa mudo ku jiray xabsiyada dowlada Australia. Mustafa oo u arka qaabkii dowlada Australia ay u xidhay in uu sharci dara ahaa, ayaa hada Maxakamada Federaalka Australia la tiigsaday Dowlada Federaalka ee Australia, isagoo furtay gal-dacwadeed.



Share
Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand
Nin qaxooti ah oo dowlada Australia maxkamad la tiigsanaya. | SBS Somali