SKIP TO MAIN CONTENT

Obama oo xiraya Guantanamo Bay

AAP
AAP Source: AAP

Madaxweynaha maraykanka Brack Obama ayaa soo bandhigay qorshe uu ku xirayo xerada Guantanamo bay. Mr Obama ayaa ku booriyay siyaasaiyiinta maraykanka inay qorshihiisan taageeraan. Xabsigan ayaa laga furay Cuba 14 sano ka hor kadib weerarkii Sep 11.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Madaxweynaha maraykanka Brack Obama ayaa soo bandhigay qorshe uu ku xirayo xerada Guantanamo bay. Mr Obama ayaa ku booriyay siyaasaiyiinta maraykanka inay qorshihiisan taageeraan. Xabsigan ayaa laga furay Cuba 14 sano ka hor kadib weerarkii Sep 11.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now