A car ablaze outside the Thornlie Mosque, Perth, Wednesday, June, 29, 2016. Source: AAP Image
Gaari ayaa dab lagu qabadadsiiyay cayna waxaa lagu qoray darbiga masaajidka xaafada thornlie ee koofurta Perth. Boqolaal qof oo uu ku jiro Mohamed Muse ayaa ku tukanayay masaajidka marka qaraxu dhacay. Mohamed Muse ayaan ka waraystay dhacdada iyo dareenka bulshada