SKIP TO MAIN CONTENT

Qorshe dadka argagixisada lagu xukumay xabsiga lagusii haynayo markay dhamaystaan xukunkooda.

AAP
AAP Source: AAP

Dawlada federalka oo wada qorshe xabsiga lagusii haynayo dadka argagixisada lagu xukumay markii ay soo dhamaystaan xabsigii maxkamada hadii aysan ka laaban fikradaha xagjirnimadaa. RW ayaa arintan dibusoo nooleeyay kadib toogashadii dadka badan ku dhinteen ee Orlando laakiin quburada ayaa ku eedaysay dawlada inay cabsigalin isticmaalayso si ay codad u hesho.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Dawlada federalka oo wada qorshe xabsiga lagusii haynayo dadka argagixisada lagu xukumay markii ay soo dhamaystaan xabsigii maxkamada hadii aysan ka laaban fikradaha xagjirnimadaa. RW ayaa arintan dibusoo nooleeyay kadib toogashadii dadka badan ku dhinteen ee Orlando laakiin quburada ayaa ku eedaysay dawlada inay cabsigalin isticmaalayso si ay codad u hesho.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now