RW Malcolm Turnbull ayaa sheegay inuu gudi qaran u saarayo sida loola dhaqmo caruurta ku jirta xabsiyada Northern Territory. Wuxuu sheegay in gudigan qaran sidoo kale soo baarayaan in si ulakac loo qariyay arintan.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

