Taliye booliska PNG ayaa xaqiijiyay in askartu ay si toos rasaas lagu furay xerada Manus Island bishii lasoo dhaafay. Warbixin ay Amnesty International ay soo saartay ayay kusoo gababasay in rasaas lagu furay dhismaha ay qaxootigu degan yihiin.
Share