Protesters march in New York's Times Square Source: AAPDuco ayaa lagu qabtay Maraykanka kadib toogasho lagu dilay 5 askari oo boolis ah 7 kalana lagu dhaawacay. Toogashada ayaa dhacday iyadoo laga dibadbaxayay toogashadoo labo nin oo madow ah oo boolisku dileen.
Duco ayaa lagu qabtay Maraykanka kadib toogasho lagu dilay 5 askari oo boolis ah 7 kalana lagu dhaawacay. Toogashada ayaa dhacday iyadoo laga dibadbaxayay toogashadoo labo nin oo madow ah oo boolisku dileen.