Hay'adda la dagaalanka musuqmaasuqa ee NSW ayaa ugu danbayntii soo bandhigtay natiijada baaritaan ay ku samaysay Premieradii hore ee gobolka Glayds Berejiklian iyo xildhibaan ay xiriir la lahayd.
Premiaradii hore ee NSW oo falal musuqmaasuq lagu helay
Share





