Madaxweynaha Puntland Abdiwali Gaas ayaa dibugu laabtay Garowe kadib wadahadlkii Muqdisho. Shir jaraaid oo uu ku qabtay Garowe ayuu rajo uga muujiyay natiijada doorashada soosocota.
Share
Published
Updated
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends


