AAP Source: AAPMadaxweynaha Fransiiska Francois Hollande ayaa sheegay in weerarkii dadku ku dhinteen ee magaalada Nice ay cadahay inay ahayd weerar argagixiso. Wuxuu 3 bilood oo dheeraad ah ku daray xaaladii degdega ahayd ee lasoo rogay markii weerar lagu qaaday Paris Novembertii lasoo dhaafay.
Madaxweynaha Fransiiska Francois Hollande ayaa sheegay in weerarkii dadku ku dhinteen ee magaalada Nice ay cadahay inay ahayd weerar argagixiso. Wuxuu 3 bilood oo dheeraad ah ku daray xaaladii degdega ahayd ee lasoo rogay markii weerar lagu qaaday Paris Novembertii lasoo dhaafay.