SKIP TO MAIN CONTENT

RW malcolm Turnbull ayaa diyaarinaya isku shaandhayn uu ku sameeyo golaha wasiirada.

AAP
AAP Source: AAP

RW malcolm Turnbull ayaa diyaarinaya isku shaandhayn uu ku sameeyo golaha wasiirada. Tan ayaa imanaysa kadib markii hogaamiyihii xisbiga nationalka iyo wasiirkii ganacsiga ay labaduba ku dhawaaqeen inay siyaasada ka fariisanayaan. Barnaby Joyce ayaa sidoo kale loo doortay inuu noqdo hogaamiyaha xisbiga Nationalka.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

RW malcolm Turnbull ayaa diyaarinaya isku shaandhayn uu ku sameeyo golaha wasiirada. Tan ayaa imanaysa kadib markii hogaamiyihii xisbiga nationalka iyo wasiirkii ganacsiga ay labaduba ku dhawaaqeen inay siyaasada ka fariisanayaan. Barnaby Joyce ayaa sidoo kale loo doortay inuu noqdo hogaamiyaha xisbiga Nationalka.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now