Shirka qurbajoogta Puntland oo lagu qabtay Melbourne ayaa looga danlahaa in lagu dhiiragaliyo qurbajoogta inay maalgashadaan dalkii. Shirka ayaa waxaa soo qabanqaabiyay agaasimaha qurbajoogta Puntland.
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Published
Updated
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

