Watch FIFA World Cup 2026™ LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Puntland oo shaacisay natiijada imtixaankii dugsiyada sare.

Puntland SEC School Graduation.jpg

Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa shaacisay natiijada imtaxaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare. Wasaarada ayaa sheegtay in imtaxaanka shahaadiga ah ee fasalka afraad ee dugsiga sare ee sanad dugsiyeedka 2022/2023, ay ka qayb galeen arday farabadan oo kasoo barakacay gobalka Sool, taasina ay ahay mid culays saartay, dib udhacana sababtay.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now