Qiso dhex martay labo gabdhood.

Source: SBS Somali
Fardowsa waxay barnaamuj wacyi galin ah ka siidayn jirtay Telefishinka iyadoo degganayd Kenya. Fartuun oo ka faa'iiday barnaamujkaas ayaa ugu danbaybtii la kulantay Fardowsa.
Share
Source: SBS Somali