SKIP TO MAIN CONTENT

Raas oo qaatay Tallaalkii Soomaalidana ku boorriyey inay qaataan

Raas oo qaadanaya tallaalkii COVID-19
Source: RAAS

Abdirahman Jaamac Cusmaan - Raas ayaa ka mid noqday Soomaalidii ugu horreysey ee Melbourne ku qaadatay tallaal-ka COVID-19, nooca AstraZeneca la yidhaahdo. Raas, ayaa ku boorrinaya bulshada Soomaaliyeed inay dhegaha ka furaystaan, been-abuurka tallaallada laga sameeyo, tallaalkana ay qaataan.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Abdirahman Jaamac Cusmaan - Raas ayaa ka mid noqday Soomaalidii ugu horreysey ee Melbourne ku qaadatay tallaal-ka COVID-19, nooca AstraZeneca la yidhaahdo. Raas, ayaa ku boorrinaya bulshada Soomaaliyeed inay dhegaha ka furaystaan, been-abuurka tallaallada laga sameeyo, tallaalkana ay qaataan.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now