Australia hal haween ah ayaa asbuuc walba waxaa dila nin ay xiriir la haayeen. Haddaba Soomalida ma ku badan tahay rabshada qoysku? waxaa aragtidooda nala wadaagay 4 gabdhood oo jaaliyadda ka tirsan. Koos, Sucaad, Ubax iyo Yasmiin.