Somali Prime Minister Hamza Abdi BarreRa'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa daah furay shir sanadeedka midowga bangiyada Soomaaliya iyo hay'adaha maaliyada ee dalka Soomaaliya, shirkan oo socon doono laba maalmood.
Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa daah furay shir sanadeedka midowga bangiyada Soomaaliya iyo hay'adaha maaliyada ee dalka Soomaaliya, shirkan oo socon doono laba maalmood.