Ra'iiswasaare Xamze ayaa saraakiil iyo saraakilxigeen tababar usoo xidhay.

Credit: Madar
Ra'iisul Wasaare Xamza Cabdi BAre ayaa saraakiil iyo saraakiil xigeen tababar ugu soo xidhay xerada tababarka ciidanka ee TurkiSom. R/wasaaraha ayaa hadal uu kajeediyey munaasabada shacabka ugu sheegay in ay garab istaagaan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed.
Share