RW Malcolm Turnbull ayaa ka codsaday isuduwaha la dagaalanka argagixisada inuu eego sida looga hortagi karo weerarada ay fuliyaan shaqsiyaad aan ururo ku xirnayn. Dibueegida ayaa lagu qiimaynayaa casharada laga baran karo masiibooyinkii u danbeeyay ee ka dhacay Fransiiska, Maraykanka iyo dalal kale oo ay dad badan ku dhinteen.
Share




