Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa kasoo horjeedsatay xil ka qaadis uu madaxweynaha Hirshabeele ku sameeyey Gudoomiye ku xigeenka RG ee Hirshabeele Xaliimo C/laahi Fiidoow.