Ruqiya Bashiir Macalin Cali, oo ka mida aqoonyahanada Soomaaliyeed ee kasoo jeeda Kenya, kuna sugan Melbourne , ayaa aragtideeda ka dhiibaneysa doorashadii Kenya ee Maxkamada Sare ee Kenya ay go'aamisay in William Ruto uu ku guulaystay.
Share

Published
By Mohamed A Madar.
Source: SBS
Share this with family and friends



