Source: SuppliedGanacsatada uu saameeyay xanibaadaha coronavirus ayaa bilaabay qaabab cusub oo ay uga badbaadi karaan dhibaatada. Mohamed Alqadi oo ah milkiilaha meherad ku taal THe Mall ayaa nooga waramay.
Ganacsatada uu saameeyay xanibaadaha coronavirus ayaa bilaabay qaabab cusub oo ay uga badbaadi karaan dhibaatada. Mohamed Alqadi oo ah milkiilaha meherad ku taal THe Mall ayaa nooga waramay.