Salaanta Naziyiinta oo laga fiirsanayo in la mamnuuco
Salaanta Naziyiinta oo laga fiirsanayo in laga mamnuuco Victoria

Members of the Antipodean Resistance stand with a Nazi solute. Source: Facebook / Facebook.
Iyada oo hore looga mamnuucay Victoria astaamaha Naziyiinta, waxaa hadda laga fiirsanayaa in la mamnuuco salaanta gacanta la taago ee lagu yaqaanay Nazi Germany.
Share