Saldhig Australia ah oo hoy u noqonaya diyaaradaha dagaalka B-52
Saldhig Australia ah oo hoy u noqonaya diyaaradaha dagaalka B-52

Fighter Jet Source: Facebook
Ciidanka Cirka maraykanka ayaa la filayaa inay saldhig diyaaradaha B-52 ka dhigtaan saldhiga ciidanka cirka Tindal ee koofurta Darwin.
Share