Sanadwalba Bisha Ramadan Dhamaadkeeda waxaa magaalada melbourne laga kaxeeyaa dhalinyarada wax kabarata iskuulada iyo Dugsi Quraanka si ay usoo cimreystaan isla markaana ay usoo bartaan Taariikhda islaamka, waxaana lageyaa labada magaalo ee Maka & Madina hadaba SBS ayaa kawareysatay Sh cabdikariim Cabdi Ciise safarkaas ay sameyaan sanadwalba
Share