Dadka ka shaqeeya Australia ee cashuur-bixiyayaasha ahi, waxay helaan lacag dhigaal ah oo loogu talo galay in qofku ku noolaado marka uu howl-gabo. Lacagtaa waxaa la yidhaahdaa 'Superanuation' Warbixintani waxay qeexaysaa, illaa xad, sida superanuation-ka Australia u shaqeeyo.