Settlement Guide: Sellective Schools - Iskuullada Ardayda Hibeysan

Sellective entry schools

iskuullada ardayda hibeysan Source: Getty

Australia waxaa ka jira iskuullo loogu talo galay ardayda caqliga badan oo waxbarashada ku dheereeya. Ardaydaa oo loo yaqaan 'gifted students' ama ardayda hibeysan, oo aanay ku filleyn duruusta laga bixiyo iskuullada caadiga ah ayaa loogu talo galay. Baahida loo qabo oo sarraysa awgeed, imtixaan adag ayaa loo galaa.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now