Dariiqa deegaanka: fahmida ganaaxa
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Waxaa adkaan kara inaad fahanto sababta laguu ganaaxay, sida loo bixiyo ama looga doodo. Waxaase jira taageero la siinayo kuwa u baahan inay ka daxwoodaan ganaaxa ayna si fiican u fahmaan nidaamka sharciga.
Share