Melbourne Cup waa tartanka fardaha ee ugu caansan Australia. Mudo 160 sano ayuu soo jiidanayay dad aad u badan oo u dabaal degayay fardaha iyo fardo-fuulayaasha ugu fiican aduunka.
Settlement Guide: What is the significance of the Melbourne Cup?
Share





