Maxay ka dhigantahay 'Kusoo Dhawaada Wadanka' ee dadka Indigenouska Australia .

Source: SBS
Dadka wadanka Australia loogu yimid ayaa waxa ay leeyihiin munaasabado loo yaqaano ' kusoo dhawaada wadanka'. Macna ahaana waxa ay tahay, maadaama iyaga wadanka loogu yimid, in dadku ay marti u yihiin, iyaguna ay soo dhaweynayaan, iyagoo dhulka dadka usoo doolaaley ay ka xigaan.
Share