Iyadoo maanta Khamiista ay biloowdeen acmaashii Xajka, ayaa sanadkan waxaa loo ogolaaday in ay xajiyaan hal-milyan oo qof, iyadoo shuruuda kalena jiraan. Waraysi Sh Cabdiraxmaan Magan ay Idaacada SBS Laanta Afsoomaliga la yeelatay ayaad kaga bogan kartaa su'aala badan oo Xajka iyo Ciida khuseeya.