Sh Xuseen Waabari ayaa ka waramaya sidii looga ciiday Masaajidka Darusalaam ee Melbourne North East ku yaala. Xarunta Darusalam waa xarun kamida xarumaha Soomalidu ay ku leedahay magaalada Melbourne.