Sharci la marinayo baarlamaanka Victoria oo walaac ku abuuray madaxda diimaha

Source: Maronite Church Sydney
Sharcigan ayaa lagu sheegay in lagu difaacay dadka isku jinsiga ah ee isu hawooda. Balse dadka dhaliilsan ayaa sheegay in talooyin diimeed oo caawin lahaa dadkaas sharci daro laga dhigayo.
Share