Sheekh Ciise Muuse "culumadu waxay isku raaceen in talaalku xalaal yahay"

Source: SBS
Waxaa socda dadaalo lagu doonayo in dadka lagu wacyigaliyo si ay u qaataan talaalka COVID-19 ee dalkan Australia. Haddaba waxaan doorka culumada ka waraysanay Sheekh Ciise Muuse oo ka mid ah culumada dalkan Australia.
Share