Sheekh Ciise Muse oo ka mid ah culumada ugu waaweyn dalkan Australia ayaa ka waramay arimo badan oo la xariira xanibaadaha gobolka Victoria gaar ahaan magaalada Melbourne.