Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Sheikh Issa oo uga digay haweenka Muslimiintaa inay habeenkii banaanka u baxaan.

SBS Somali

SBS Somali Source: SBS Somali

Sheekh Issa Musa waa sheekh caan ah Imamna ka ah Masjidka Virgin Merry ee Melbourne. Waxaan ka waraysanay baaqyo dhawaanahan soo baxay oo lagu joojinayo muslimiinta soo gasha Australia. Iyadoo ay soo baxayeen hadalo Muslimiinta loogasoo horjeedo ayuu uga digay haweenka Muslimiinta inay dibada u baxaan habeenkii.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Share this with family and friends

Sheekh Issa Musa waa sheekh caan ah Imamna ka ah Masjidka Virgin Merry ee Melbourne. Waxaan ka waraysanay baaqyo dhawaanahan soo baxay oo lagu joojinayo muslimiinta soo gasha Australia. Iyadoo ay soo baxayeen hadalo Muslimiinta loogasoo horjeedo ayuu uga digay haweenka Muslimiinta inay dibada u baxaan habeenkii.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now