Các lãnh đạo tại Hội nghị Thượng đỉnh G20 2016 Source: AAP
Shirka G20 oo ka dhici doono caasimada wadanka India New Delhi, ayaa waxaa la sheegayaa in markii ugu horaysay uu ka maqnaanayo hogaamiyaha wadanka Shiinaha.