Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni, ayaa goob uu ka hadlayey ka sheegay in uu diyaar u yahay wadahadal uu la yeesho Dowlada Federaalka ee Soomaaliya.