Sida ugu haboon ee aad gurigaada ku kululeysan karto xiliga qaboobaha.

Source: SBS
Xiliga qaboobaha waxaa jirta baahi weyn oo ku saabsan in guriga la kululeysto. Khubara arimahaasi ku xeel dheer ayaa talooyin ka dhiibanaya siyaabaha ugu haboon eed isu diirin karto xiliga qaboobaha.
Share