Awale Ahmed wuxuu la shaqeeyaa Trades Hall Victoria Council oo matala ururada shaqaalaha gobolka. Waxay wadaan olole lagu doonayo in goobaha shaqada looga dhigo kuwo ka amaan ah COVID-19 iyo xaquuqda shaqaalaha goobahaas.