Sidee la isaga difaaci karaa qayaanada Onlineka?
Sidee la isaga difaaci karaa qayaanada Onlineka?

Experts advise how to avoid being scammed. Source: Getty / Getty Images
Sanadihii u danbeeyay Australia ayaa wajahday weeraradii ugu badnaa ee xaga online iyo qayaanooyin dadka lagu dhaco online ama telefoon loo soo diro.
Share